Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarad Gargaar oo Gedo ka Degtay


Diyaarad Gargaar oo Gedo ka Degtay
Diyaarad Gargaar oo Gedo ka Degtay

Muddo 5 sano waxa marki ugu horeysay magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo ka degan diyaarad sidday gargaar ay u wadday dadka tabaaaleysan

Muddo 5 sano waxa marki ugu horeysay magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo ka degan diyaarad siday gargaar ay u wadday dadka tabaaaleysan. Gobolka Gedo iyo gobolada u dhow ayaa dadka degani ay la kulmeen abaaro ba'an oo keenay dhimasho.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG