Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaar Garowga Shirka London


Diyaar Garowga Shirka London
Diyaar Garowga Shirka London

Diyaar Garowga Shirka Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya looga hadlayo ee beri furmaya ayaa ka socda magaalada London, waxaana halkaasi gaaray, dhamaan madaxdii ka qeybgali laheyd shirka, oo uu ku jiro Madaxweynaha DKMG ah Sharif Shiekh Axmed.

Hadaba wararka ku saabsan shirkaasi London halka hoose ee Qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG