Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota Oo Shaqo Loo Abuuray


Soomaalida Minnesota (Sawir hore)
Soomaalida Minnesota (Sawir hore)

Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku nool gobolka ay Soomaalidu ku badan tahay ee Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa ka faa'iidaysta Barnaamijiyo shaqo abuur ah oo ay soo bandhigeen qaar ka mida ururada bulshada ee Soomaalida.

Weriyaheena Xuseen Barre, ayaa waxa uu arrintan ka waraystay C/raxmaan Mukhtaar oo ah agaasimaha barnaamijayada Dhalinyarada ee Xaruunta Bryan Cole ee xaafadda Soomaalida ee Cedar ee magaalada Minneapolis.

Soomaalida Minnesota oo shaqo loo abuuray
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00


XS
SM
MD
LG