Isku xirrada

War

Digniinta Macluusha Soomaaliya

  • VOA Somali

Digniinta Macluusha Soomaaliya

Digniinta Macluusha Soomaaliya

Hay'adaha samafalka caalamiga ayaa la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay ku dhowaaqaan inay macluul ka jirto dalka Soomaaliya.

Hay'adaha gargaarka caalamiga ee ayaa la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay ku dhowaaqaan in xaalad macluul ay ka jirto dalka Soomaaliya, xilli uu bilowday in gargaar uu gaaro dadkii ay abaaruhu ku dhufteen ee gudaha iyo dibadda u qaxay.

Dhinaca kale, Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta gargaar gaarsiiyay dad ay abaaruhu saameeyeen oo deggan xero lagu magacaabo Badbaado oo ku taalla degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in gaajo ay ka jirto dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif ayaa ugu baaqay beesha caalamku inay u gargaaraan Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG