Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibax Bax Ka Dhacay Magaalada Qardho


Dad dibadbaxyo ashtaka ah dhigayay ayaa isu soo baxay maanta jidadka Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, xilli madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxman Maxamed Faroole uu booqasho ku joogo magaalada.

Qaar ka mid ah Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa VOAda u sheegay inay kaga soo horjeedaan in muddo kororsi ay sameystaan madaxda Puntland.

Wareysi VOA ay la yeelatay mid ka mid ah dadka dibad baxa dhigayay oo lagu magacaabo Axmed Cabdinaasir Cali, halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG