Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo Ballaaran oo Muqdisho ka Socda


Dibadbaxyo Ballaaran oo Muqdisho ka Socda
Dibadbaxyo Ballaaran oo Muqdisho ka Socda

Dibadbax lagaga soo horjeedo go'aankii uu isku casilay Ra'iisal Wasaaraha Somalia Maxamed C. (Farmaajo) ayaa maanta Muqdisho ka dhacay

Dibadbax aad u ballaaran oo lagaga soo horjeedo go'aankii uu isku casilay Ra'iisal Wasaaraha Somalia Maxamed C. (Farmaajo) ayaa maanta Muqdisho ka dhacay.

Dadweynaha ayaa muujiyey sida ay uga xun yihiin is-casilaadda Ra'iisal Wasaaraha, iyaga oo ku qeylinayey erayo ay kaga soo horjeedaan Madaxweynaha Somalia, Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadam.

XS
SM
MD
LG