Isku xirrada

War

Dibadbax Weyn oo Muqdisho ka dhacay


Dibadbax Weyn oo Muqdisho ka dhacay

Dibadbax Weyn oo Muqdisho ka dhacay

Dibadbax ballaaran ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho, k aaso looga soo horjeedo heshiiskii Kampala.

Dibadbax ballaaran ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho, k aaso looga soo horjeedo heshiiskii Kampala ee dalka Uganda.

Dadka dibadbaxa sameynayay ayaa watay boorar uu ku sawiran yahay ra'iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxayna ku qeylinayeen ereyo ka dhan ah madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka, iyo ergayga gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Agustina Mahiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay mudaaharaadyada inay maalgelinayaan dad uu sheegay inay ka soo horjeedaan guulaha iyo natiijooyinka ay dowladdu gaartay.

XS
SM
MD
LG