Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eedo loo Jeedinayo Gudiga Doorashada Somalia


Waxaa soo baxaya dhaliillo loo jeedinayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia ee Jimcihii uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa waxaa qeyb ka ah wasiirro ka tirsan dowladda, iyo wakiillo ka tirsan maamul-goboleedyada.

Siyaasiyiinta iyo xubnaha kale ee mucaaradka ku ah dowladda ayaa guddigan ku tilmaamay mid sharci darro ah, doorashada soo socotana ka dhigi kara in lagu shubto.

Haddaba Caasho Cuud ayaa magacaabista guddigan ka wareysatay Cabdirashiid Khaliif Xaashi, agaasimaha machadka Heritage oo Muqdisho ku sugan.

Dhageyso wareysiga guddiga doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

XS
SM
MD
LG