Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilka Bin Laden iyo Saameynta Alqacida


Cilmi-baare Marchal oo ku sgan Paris, ayaa sheegay in uu legdan awoodeed uu ka dhex dhici karo hoggaanka sare ee al-Qaacida.

Cilmi-baare sare oo ka tirsan xarunta cilmibaarista ee National Center for Scientific Research ee magaalada Pairs ee dalka Faransiiska oo ayaa wareysi uu siiyay laantan Af-Soomaaliga ee VOA ku sheegay in dhimashada Osama bin Laden ay saameyn ku yeelan doonto ururka al-Qaacida iyo laamaha ku xiran oo kooxda al-Shabaab ay ka mid tahay. Hase yeeshee wuxuu shaki ka muujiyay in saameyntaasi ay wakhti dhow dhici karto.

Cilmi baarahan lagu magacabao Roland Marshal waxa uu faallooyin ad adag horey uga qoray kooxda al-shababa. Haaruun Macruuf ayaa wareysiga la yeeshay cilmibaarahaas, waxaa inoo tarjumay Cabdulqaadir Maxamed Nuunow, Cabdullaahi Maxamed Nuur (Colombo) ayaa la soo jeedinaya.

XS
SM
MD
LG