Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaato Haysata Qaxooti Soomaali ah


Dhibaato Haysata Qaxooti Soomaali ah
Dhibaato Haysata Qaxooti Soomaali ah

Xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xadka Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay ka sii dareyso.

Xaaladda qaxooti Soomaaliyeed oo ku sugan xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay aad u liidato.

Qaxootigii ugu dambeeyay ee ku wajahan Kenya ayaa uga qaxaya deegaanadooda abaaraha iyo colaadaha.

Qaxootiga dhooban xuduudda u dhaxeeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay inay haysato dhibaato dhinaca cuntada ayna gaajo darteed u macluulsan yihiin.

Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire oo booqaday deegaano ay ku sugan yihiin qaxootigaasi ayaa sheegay in halis caafimaad ay soo food saartay qaxootigaasi.

XS
SM
MD
LG