Isku xirrada

War

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 45aad (Hibada Hal-Abuurayaasha)


Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 45aad (Hibada Hal-Abuurayaasha)

Dhaqanka iyo Hiddaha: Qeybtii 45aad (Hibada Hal-Abuurayaasha)

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay Hibada Rabbi uu ku manneystay Hal-Abuurayaasha Soomaaliyeed.

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha waxaynu ku saabsan yahay hibada Hal-Abuurayaasha Soomaaliyeed ee Rabbi ku manneystay ifa faaleynta waxyaabaha ku xiriira nolosha.

Tilmaanta ayaa ah mid ay hal abuurada maansooyinka tiriya ay ku hadal qabsadaan.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay Axmed Faarax Cali (Idaajaa).

XS
SM
MD
LG