Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 16-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-7aad)


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 16-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-7aad)
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 16-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-7aad)

Waa qeybtii lix iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 7-aad

Barnaamijka oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xiliyadii gobannimadooonka.

Si gaar ah qeybtan waxay uga hadlaysaa suugaantii la tiriyay maalintii calanka la saaray markii labada gobol ee Woqooyi iyo Koonfur ay ku midoobay Jamhuuriyadda Soomaaliya, maalintii oo ku aadaneyd 1dii July, 1960.

XS
SM
MD
LG