Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 15-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-6aad)


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 15-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-6aad)
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 15-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-6aad)

Waa qeybtii sha iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 6-aad

Barnaamijka oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xiliyadii gobannimadooonka.

Si gaar ah qeybtan waxay uga hadlaysaa suugaantii la tiriyay 1954-tii markii uu Ingiriisku gacanta Ethiopia u galiyay dhulkii Howdka

Sidoo kale waxay qeybtan ka hadlaysaa suugaantii la tiriyay markii ugu horeysay ee calanka Soomaaliya la sameeyay oo ku beegnayd isla sanadkaasi 1954-tii 12-kii Octoober.

XS
SM
MD
LG