Isku xirrada

War

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 12-aad (Suugaantii Goba-nimadoonka Q-3aad )

  • Abdulaziz Osman

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 12-aad (Suugaantii Goba-nimadoonka Q-3aad )

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 12-aad (Suugaantii Goba-nimadoonka Q-3aad )

Waa qeybtii labo iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay xilligii goba-nimadoonka qeybteedii 3-aad.

Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo Axmed Farax Idaajaa, wuxuu sidii labadii toddobaad ee hore ka hadlayaa suugaantii baaxadda weynayd ee la tiriyay xilligii lagu jiray goba-nimadoonkii Somalia.

XS
SM
MD
LG