Isku xirrada

War

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 44-aad (Gabayada Roobdoonka 3)


Dhaqanka iyo Hiddaha Q 44-aad (Gabayada Roobdoonka 3)

Dhaqanka iyo Hiddaha Q 44-aad (Gabayada Roobdoonka 3)

Qeybtan 44aad waxay iyaduna ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho, waa gabayada roobdoonka.

Qeybtan 44aad waxay iyaduna ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho ee ay Illaahay ka baryayaan inuu roob u keeno.

Waxa inoo soo diyaariyey, halkanna kasoo jeedinaya suugaan-uruuriye, Axmed Faarax Cali (Idaajaa).

XS
SM
MD
LG