Isku xirrada

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-41 (Warbaahinta iyo Afsoomaaliga 6)


Dhaqanka iyo Hiddaha Q-41 (Warbaahinta iyo Afsoomaaliga 6)

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-41 (Warbaahinta iyo Afsoomaaliga 6)

Waa qeybtii 41-aad, waxayna maanta waxa ay sidoo kale ka hadlaysaa adeegsida weedhaha qaar oo wariyeyaasha qaarkood ay si aan sax ahayn u isticmaalaan

Waa barnaamijka dhaqanka iyo Hiddaha qeybtiisii 41-aad. Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa waxay qeybtan maanta ka hadlaysaa adeegsida weedhaha qaar oo ay wariyeyaasha qaarkood si aan sax ahayn u isticmaalaan.

XS
SM
MD
LG