Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyaro lagu Qabqabtay Garowe


Dhalinyaro lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab ayaa hay'adaha amniga ee Puntland ay ku qabteen duleedka Garoowe.

Dhalinyaro lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab ayaa hay'adaha amniga ee Puntland ay ku qabteen duleedka Garoowe.

Maamulka ayaa sheegay in shaki weyn ay ka qaadeen hadalada dhalinayarada oo aan is waafaqsaneyn, iyaga oo deegaankana iyo meesha ay u socdaana aanan garaneynin.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG