Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya


Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya
Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya

Barnaamijka Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa adeegsiga baraha internetka.

Dhalinyaradu waxay si weyn ugu horreeyaan isticmaalka teknoolajiyada cusub ee isgaarsiinta gaar ahaan baraha internetka ee haasaawaha iyo xiriirka kale ee ijtimaaciga ah sida Paltalk, MySapace, Facebook, Twitter iyo kuwo kaleba.

Isticmaalka barahan waxay leeyihiin faa’iido iyo khasaare labadaba. Waana mowduuca barnaamijkeena Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada Soomaaliya.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Qeybta sare ee boggan ka dhegayso Barnaamijka oo dhan.

XS
SM
MD
LG