Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada iyo Dagaallada: Tiknoolajiyadda Casriga ah


Dhalinyarada iyo Dagaallada: Tiknoolajiyadda Casriga ah
Dhalinyarada iyo Dagaallada: Tiknoolajiyadda Casriga ah

Barnaamijkeena dhalinyarada iyo dagaallada waxaan todobaadkan ku eegaynaa isticmaalka internet-ka iyo tiknoolajiyadda casriga ah

Daraasad dhawaan lagU sameeyay dadka Dhalinyarada ah ee Birtain ku nool ayaa waxaa lagu ogaaday in 75% ay dhalinyaradu aamisan yihiin inaysan noolaan karin internet-ka la'aantiis. tiknoolajiyadu waxay noqotay xoogga ugu weyn ee isbedelka dunidan casri ah taasoo wax ka badashay sida bulshadu haatan u wada xiriirto.

Qeybteenan barnaamijka dhalinyarada iyo dagaallada waxaan ku eegaynaa farsamooyinkii ugu danbeeyey ee tiknoolajiyada iyo sida dhalinyarada soo koraysaa ay uga faaidaysan karaan.

Qeybtan ayaa waxaa ka sheekaynaya farsamooyinka ugu danbeeyay Mowliid Axmed Cali oo ah khabiir dhinaca Technology-yada degana magaalada Nashville, TN.

XS
SM
MD
LG