Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada & Dagaallada: Dhoofka


Dhalinyarada & Dagaallada: Dhoofka
Dhalinyarada & Dagaallada: Dhoofka

Xubinteena waxaan uga hadlaynaa dhoofka. Dhalinyaro badan ayaa dibedda u baxay, balse kuwo kale ayaa doorbiday inaysan dalka ka bixin.

Dhalinyaro fara badan ayaa ka dhoofa dalka, iyagoo ka ordaya dagaallada iyo shaqo la'aanta dalka ka jirta, balse sidoo kale waxaa jira dhalinyaro kale oo ku baaqi noqday dalka, kuwaasoo mihnaddo kala duwan ka qabta gudaha dalka.

Farduus Saciid Dirir waa gabadh ardayad ah oo culuunta bulshada ka barata jaamacadda Pioner University laanteeda ku taalla magaalada Hargaysa. Farduus waxay kaloo ka shaqaysaa qaybta iibka ee mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta. Waxay isku tilmaantaa inay ka mid tahay dhalinyarada "iimaansaday" dalkooda oo aan u toogga haynin dhoofka,

Fardowsa waxay qiimaynaysaa xaaladda dhalinyarada degaanka ay ku nooshahay.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG