Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: Xanuunka Maskaxda


Dhadhaab: Xanuunka Maskaxda
Dhadhaab: Xanuunka Maskaxda

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya waxaa ku sugan dad Soomaaliyeed oo uu ku dhacay xanuunka maskaxda amma Dhimirka.

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya waxaa ku sugan dad Soomaaliyeed oo uu ku dhacay xanuunka maskaxda amma Dhimirka.

Dhakhaatiirta xanuunkaasi ku xeel dheer waxay sheegeen inay arkeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee xanuunkasi maskaxda haleelay. Waxay sheegeen in qaarkood uu xanuunkaasi ku dhacay, ka dib markii uu buuq kaga furmay maskaxda, xaaladaha adag ee dhanka nolosha ah ee ay ku jiraan dartood.

XS
SM
MD
LG