Isku xirrada

War

Dhadhaab iyo Qaxootiga Cusub


Dhadhaab iyo Qaxootiga Cusub

Dhadhaab iyo Qaxootiga Cusub

In kabadan 7 kun oo qaxooti ah ayaa gaadhay Dhadhaab bishan, waxaanay culays ku soo kordhiyeen xerada.

Qaxootiga cusub ayaa ku biiraya ku dhawaad 300 oo kun oo qof oo hore ugu sugnaa xeradaasi.

Dhadhaab ayaa lagu tilmaamay in ay tahay mid ka mid ah xeryaha qaxootiga ee adduunka ugu weyn.

Dhibaato aan yarayn ayaa la soo sheegayaa in ay la kulmaan qaxootiga halkaasi ku nool.

Qaramada Midoobay ayaa hore uga digtay xaaladda qaxootiga ku jira ee xeryahaasi.

Wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan ka soo diray xerada ka dib markii uu booqday.

Qaybta hoose ee boggan kala soco warbixinta oo dhan.

XS
SM
MD
LG