Isku xirrada

Dhaawicii ka dhashay qaraxi shalay ka dhacay gobolka Galguduud ayaa loo qaaday Ethiopia si adeeg caafimaad loo siiyo.

Dhaawacyada ayaa qaarkood daran yihiin, halka kuwa kalena ayna aad u darrayn.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG