Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Denmark: Afar Qof oo Dambi lagu Helay


Afar qof oo saddex kamid ahi haystaan jinsiyadda dalka Sweden halka ka afraadna uu haysto jinsiyadda dalka Tunisia ayaa dambi lagu helay, kaasoo ah inay doonayaan inay isku qarxiyaan dhismaha wargeys daabacay sawiro laga sameeyey Nabi Maxamed (NNKH).

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG