Isku xirrada

War

Dararamle oo London ku Geeriyooday


Dararamle oo London ku Geeriyooday

Dararamle oo London ku Geeriyooday

Axmed Cali Haaruun (Dararamle) oo ka mid ahaa fanaaniintii hore ee Soomaalida ayaa magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday.

Alle ha u naxariistee, waxa magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday fanaankii Axmed Cali Haaruun (Dararamle) oo ka mid ahaa fanaantii hore, aadkana looga yaqaanay geyiga ay Soomaalidu dhaqan tahay.

XS
SM
MD
LG