Isku xirrada

War

Daraasad Xaaladda Deegaanka ee Somalia


Daraasad Xaaladda Deegaanka ee Somalia

Daraasad Xaaladda Deegaanka ee Somalia

Daraasad lagu sameeyey deegaanada Somaliland, Puntland, Bartamaha iyo Koonfurta Somalia ayaa muujinaysa xaalad deegaan oo hooseysa

Mashruuc ay maal galisay Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo laga fuliyey deegaamada Somaliland, Puntland, Bartahama iyo Koonfurta Somalia ayaa muujinaya in xaaladda deegaanka ee Somalia oo dhami ay aad u liidato.

Dr. Cali Ibrahim Baxar oo ah ahaa cilmi baarihii hogaaminayey kooxdii daraasadda qiimeynta ah sameysay ayaa tilmaamay heerka naxdinta leh ee deegaanka meelo badan oo Somalia ahi uu ku sugan yahay.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG