Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjiraha Turkiga ee Somalia oo Booqday Garowe


Danjiraha ayaa la kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole, waxayna ka wada hadleen mashaariic laga fulinayo Puntland

Danjiraha ayaa la kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole, waxayna ka wada hadleen mashaariic laga fuliyo Puntland.

Dawladda Turkiga ayaa dadaalkeeda ku ballaarinaysa dhamaan deegaamada Soomaalida, iyada oo dhowr maalmood ka horna wafid ka socda dalka Turkigu uu booqasho ku tagay magaalada Hargesya ee Somaliland.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG