Isku xirrada

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-1aad

  • Mohamed Sandheere

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-1aad

Dalka Cusub ee Koonfurta Sudan Q-1aad

Koonfurta Sudan ayaa bari noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaarada Africa, isagoo ka go'i doona dalka Sudan.

Koonfurta Sudan ayaa bari noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee qaarada Afrika. Koonfurta Sudan waxay ka go'aysaa Sudan inteeda kale.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso, qeybta koowaad ee barnaamijyo ka hadlaya dalkan cusub ee Koonfurta Sudan.

XS
SM
MD
LG