Isku xirrada

War

Dagaal ka dhacay Deegaanka Rako ee G. Bari


Dagaal ka dhacay Deegaanka Rako ee G. Bari

Dagaal ka dhacay Deegaanka Rako ee G. Bari

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxa colaadi ka aloosneyd deegaanka Rako ee gobolka Bari, taasoo u dhexeysa maleeshiyo deegaanka ka tirsan

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxa colaadi ka aloosneyd deegaanka Rako ee gobolka Bari, taasoo u dhexeysa maleeshiyo deegaanka ka tirsan.

Shalay gabaldhicii ayaa waxa halkaas ka dhacay dagaal aad u kharaar oo sababay dhimasho 7 qof ah iyo dhaawac fara badan.

Wareysi ay VOAdu la yeelatay guddoomiyaha Rako, Faarax Maxamuud Ibraahin qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG