Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalo iyo Duqeymo maanta ka dhacay Muqdisho


Dagaalo iyo Duqeymo maanta ka dhacay Muqdisho
Dagaalo iyo Duqeymo maanta ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar ruux ayaa inta la ogyahay ku dhimatay dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan afar ruux ayaa inta la ogyahay ku dhimatay dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waxay isaga horyimaadeen deegaanada Hodan, Howlwadaag, Boondheere iyo Shibis.

dagaalka ayaa ilaa gabaldhicii socday, waxaana aan la ogeyn khasaaraha soo gaaray dhinacyada dagaalamaya. Waxaana maalmihii u dambeeyay ay dagaalo goos goos ihi Muqdisho ku dhexmarayeen dhinacyada iska soo horjeeda.

XS
SM
MD
LG