Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Magaalada Muqdisho


Dagaallo goos-goos ah oo madaafiic la isku adeegsaday ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xaafadaha woqooyi ee magaalada Muqdisho

Dagaallo goos-goos ah oo madaafiic la isku adeegsaday ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xaafadaha woqooyi ee magaalada Muqdisho.

Sida wariyaha VOAda ee magaalada Muqdisho kusoo waramayo, dagaaladani waxay cabsi galinayaan dadkii rayidka ahaa ee dhawaan guryahoodii kusoo noqday oo hadda la kulmay in lagu dul dagaalamo.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG