Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Dhuusamareeb


Dagaallo xooggan ayaa saaka aroortii ka dhacay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud.

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa magaalada saaka waabarigii weerar ku qabsaday magaalada, balse ururka Ahlu-Sunna aya.y u suurto-gashay inay magaalada dib uga qabsadaan kooxda Al-Shabaab.

Ilaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee dagaallada maanta, hasse yeeshee warar la helayo ayaa sheegaya in in kabadan 20 qof oo dhinacyadii daagaallamay ka tirsan ay dagaalka maanta ku dhinteen.

Magaalada ayaa lagu dhex-arkay maydka lix qof oo rayid ah.

warbixinta halkan hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG