Isku xirrada

War

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -1aad)


Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -1aad)

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -1aad)

Waa qeybtii kowaad ee barnaamijyo ka hadlaya dagaalka badda ee Soomaaliya. Qeybtan waxay ku saabsan tahay kalluumaysiga sharci-darrada iyo doorkii uu ka qaatay soo if-baxa budhcad badeedda.

Daawo Sawirro ku saabsan Falalka Burcad-badeedda

Xafiiska Badaha Caalamiga ah ayaa sheegay in afduubka maraakiibta ee caalamka oo dhan ay meeshii ugu sarraysay gaadhay sagaalkii bilood ee ugu horraysay sannadkan 2010. Warbixintaasi waxa kale oo ay sheegtay in budhcad badeedda Soomaalidu ay mas’uul ka ahaayeen 44% weerarada lagu qaaday maraakiibtai.

Bishan aynu ku jirno waxaa sii kordhay weerrada ay gaysanaayaan budhcad badeedda Soomaalida kadib markii uu istaagay xilligii badxiranka dabaylihii Mansuunka Koonfur Barina ay istaageen. Idaacaddan VOA ayaa haddaba idiin soo gudbinaysa barnaamijyo taxane ah oo aanu ugu magacdarnay Dagaalka Badda ee Soomaaliya.

Qaybta Koowaad ee barnaamijka waxay ka hadlaysaa kalluumaysiga sharci-darrada iyo doorkii uu ka qaatay soo ib-baxa budhcad badeedda.

XS
SM
MD
LG