Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad Tahriib u Socday oo Lagu Qabtay Cadaado


Cadaado
Cadaado

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay magaalda Cadaado ku qabteen in ka badan 80 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in intooda badan ay doonayeen inay tahriibaan.

Dhalinyaradan ayaa saarnaa baabuur ka soo qaaday Muqdisho, iyagoo ku wajahnaa magaalada Boosaaso oo ay ka tahriibi lahaayeen.

Dadka la qabtay qaarkood ayaa la tuhmayaa inay ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Abdiwaaxid Macalin Isaaq.

Tahriibayaal lagu qabtay Cadadao
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00

XS
SM
MD
LG