Isku xirrada

War

Dabaal degga 34aad ee Xornimada Jabuuti


Dabaal degga 34aad ee Xornimada Jabuuti

Dabaal degga 34aad ee Xornimada Jabuuti

Djibouti ayaa u dabaal degtay 34 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay ka xorowday gumeysigii Faransiiska.

Djibouti ayaa u dabaal degtay 34 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay ka xorowday gumeysigii Faransiiska, oo ku beegan 27 June.

Munaasabadda waxaa ka ka qeybgalay madax sharafeed uu ka mid yahay, Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, guddoomiyaha golaha wakiilada ee Somaliland iyo marti sharaf kale.

Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa u rajeeyay shacabkiisa horumar, isagoo xusay halgamayaashii dalkaasi. Madaxweyne Geelle ayaa isdoo kale u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed nabad iyo barwaaqo inay helaan.

XS
SM
MD
LG