Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Shirka Nabadda Ee Syria Waa La Joojiyay


Ergeyga Q.M. ee Syria Staffan de Mistura
Ergeyga Q.M. ee Syria Staffan de Mistura

Q.M. ayaa ku dhawaaqday in la joojiyay wada hadalladii nabadda Syria ee ka socdey Geneva illaa iyo dhammaadka bishan February.

Ergeyga Q.M. ee Syria Staffan de Mistura, oo wada xaajoodyo gaar gaar ah la lahaa wakiilo ka socdey madaxweyne Bashar al-Assad iyo mucaaradka isku dayay inay xukunka ka tuuraan, ayaa sheegay in wada hadalladu aysan bur burin.

Waxa uu sidoo kale sheegay in wada xaajoodyadaasi aysan aheyn kuwa dhammaaday.

XS
SM
MD
LG