Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daahir Geelle: Nabadda waan Difaacaynaa


Wasiirka Warfaafinta
Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka warfaafinta ee DKMG, Dahir Maxamud Geelle ayaa Sheegay in ay dawladdu nabadda difaaci doonto.

Wasiirka warfaafinta ee DKMG, Daahir Maxamuud Geelle oo Booqasho ku jooga dalkan Maraykanka ayaa waraysi uu siiyay VOA waxaa uu kaga warramay qorshaha DKMG ee dhinaca nabadda.

Wasiirka ayaa tilmaamay in hadii kooxaha dawladda ka soo horjeeda ay ku adkaystaan in ay nabadda diidaan ay markaasi qasab ku noqon doonto dawladda in ay waajibkeeda gudato.

Wasiirka warfaafinta ayaa tilmaamay in DKMG ay ku guulaystay in muddo gaaban ay dib u habayn ugu samyso ciidamada qaranka isaga oo tilmaamay in ay heleen tababrro dheeraad ah.

Faahfaahinta warayisga wasiirkaa oo dhamaystiran ka dhegayso midagta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG