Isku xirrada

War

Culumaa'uddiin Hargeysa ku Kulmay


Culumadan oo Qaarado kala duwan ka kala yimid ayaa Al-Shabab iyo Ahlusunna Waljamaaca ugu baaqay inay joojiyaan hagardaamada

Culumadan oo Qaarado kala duwan ka kala yimid ayaa Al-Shabab iyo Ahlusunna Waljamaaca ugu baaqay inay joojiyaan hagardaamada ay magaca diinta ku geysanayaan.

Culumada ayaa labada dhinacba ku booriyey in diinta ay si sax ah u adeegsadaan, dadkana aan lagu dhibaateynin.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG