Isku xirrada

War

CSIS: Faragelin Somaliya Xal uma aha.


CSIS: Faragelin Somaliya Xal uma aha.

CSIS: Faragelin Somaliya Xal uma aha.

Qubaro ka tirsan Xarunta Istarattijiyadda iyo daraasaadka caalamiga ah, ee CSIS iyo Machadka Rift Valley ayaa shalay kulan ay ay kaga hadlayeen arimaha Somaliya ku qabtay magaaladan Washington.

Waxyaabihii xog ahaan ay ka soo ururiyeen qubaradu Booqasho ay ku tageen Gobolka Geeska Africa dhawaan, ayaa xoogga saarayay faragelinta dalalka Gobolka ay ku hayaan arimaha Somaliya.

warbixin ku saabsan arintan qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG