Isku xirrada

War

Xeer Ilaalinta Biritan iyo Soomaalida


Cawil oo abaalmarin ka guddoomaya Shahid Malik oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha

Cawil oo abaalmarin ka guddoomaya Shahid Malik oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha

Soomaalida ku dhaqan dalka Biritan kuwooda xirfadda leh ayaa ku sii siqaya inay qabtaan shaqooyinka muuqda ee dawladda iyo hay'adaha kale ee adeegga dadweynaha.

Soomaalida ku dhaqan dalka Biritan kuwooda xirfadda leh ayaa ku sii siqaya inay qabtaan shaqooyinka muuqda ee dawladda iyo hay'adaha kale ee adeegga dadweynaha.

Shaqooyinka aan hore loogu aqoon inay Soomaalidu ka shaqeeyaan balse ay haatan wejigu uga furmay waxaa ka mid ah xeer ilaalinta ama hay'adda dacwad-oogista dalkaasi UK.

Soomaalida ka shaqaysa xeer ilaalinta dalka Biritan waxaa ka mid ah Cawil Xasan Xuseen oo isgau weliba abaalmarin ku helay shaqadiisa.

Cawil waxa uu ka shaqeeya magaalo madaxda labaad ee dalka Biritan ee Birminghan, waxana shaqadiisu tahay Drayeelka Markhaatiga iyo Dhibbanaha. Khadka telefoonka ayuu Haaruun Macruuf oo ka tirsan VOA ugu warramay, waxana uu ugu horrayn ka jawaabayaa su'aal ah waxa shaqadiisu tahay.

Waraysiga ka dhagayso midigta sare.

XS
SM
MD
LG