Isku xirrada

War

Xildhibaan Difaacay Shirkii Nariobi


Xildhibaan Difaacay Shirkii Nariobi

Xildhibaan Difaacay Shirkii Nariobi

Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah ergadii baarlamaanka uga qeybgashay shirka

Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa ergadii baarlamaanka Somalia uga qeybgalay shirkii wadatashiga ee Nairobi ayaa sheegay in fasiraad khaldan laga bixiyay shirkaasi iyo waliba natiijooyinkii ka soo baxay.

Xildhibaanku wuxuu beeniyay in shirkaasi ahaa mid lagu kala qeybinayo Soomaalida. Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur wuxuu sheegay in qodobada ka soo baxay shirkaasi la horgeyn doono baarlamaanka Soomaalida oo ay go'aan ka gaari doonaan.

Wareysiga Xildhibaanka qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG