Isku xirrada

War

Colaaddii Ceerigaabo oo laga Heshiiyey

  • Abdulaziz Osman

Colaaddii Ceerigaabo oo laga Heshiiyey

Colaaddii Ceerigaabo oo laga Heshiiyey

Colaad dhalisay in ay dad ku dhintaan oo dhawaan ka dhacday degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa heshiis wax-ku-ool ah laga gaaray

Colaad dhalisay in ay dad ku dhintaan oo dhawaan ka dhacday degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa heshiis wax-ku-ool ah laga gaaray.

Nabadayntan ayaa waxa ka qeyb galay siyaasiyiin iyo dad kale oo wax garad ah, waxayna sheegeen in hanaankii dib-u-heshiisiinta loo sameeyey ay ahayd mid waaraysa, kuna tilmaamay in beelaha kale ee colaadu dhex marto ay kaga dayan karaan.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG