Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Codbixinta Doorashooyinka Maraykanka


Codbixinta Doorashooyinka Maraykanka
Codbixinta Doorashooyinka Maraykanka

Codbixinta Doorashooyinka ayaa maanta bilaabatay, iyadoo loo tartamayo kuraasta labada aqal ee Congress-ka iyo G/gobollada qaarkood.

Codbixinta Doorashooyinka Xilliga dhexe ayaa bilaabatay. Waxaa loo tartamayaa 435-ka kursi ee uu ka kooban yahay aqalka hoose iyo 37 kursi oo ka mid 100-ka kursi ee aqalka Senate-ka Maraykanka.

XS
SM
MD
LG