Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Huwanta oo Qabsaday Ceel-buur


Ciidamada dalka Ethiopia oo dhawaanahanba ka howgalayey gobolada dhexe ee Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Ceelbuur ee Galguduud

Ciidamada dalka Ethiopia oo dhawaanahanba ka howgalayyey gobolada dhexe ee Somalia, taageerana siinayey kuwa Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta qabsaday degmada Ceelbuur ee Galguduud.

Ciidamda Ethiopia ayaa horay u qabtay Beledweyne, Baydhabo, iyo Xuddur.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG