Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada DKMG oo Qabsaday Dhoobley


Ciidamada DKMG oo Qabsaday Dhoobley
Ciidamada DKMG oo Qabsaday Dhoobley

Ciidamo taageersan DKMG ayaa kooxda Al-shabaab ka qabsaday degmada Dhoobley oo maalimihii ugu danbeeyay ay dagaallo ka socdeen.

Ciidamo huwan ah oo taageersan dowladda KMG ayaa gacanta ku dhigay degmada Dhoobley kaddib dagaallo culus oo ay halkaasi kula galeen kooxda Al-shabaab.

Ciidamada huwanta ayaa weerar xooggan ku soo qaaday Dhoobley, waxaana dagaal muddo socday kaddib u suurtogashay in maleeshiyada Al-shabaab ay ka saaraan halkaasi.

Ciidadama huwanta ayaa dhowr dheer qabsadey degmada Dhoobley, balse markiiba ka baxay, haatanse lama oga inay sii haysan doonaan iyo in kale.

XS
SM
MD
LG