Isku xirrada

War

Ciidanka DKMG oo 5 qof ku Dilay Gedo

  • Sahra Abdi

Ciidanka DKMG oo 5 qof ku Dilay Gedo

Ciidanka DKMG oo 5 qof ku Dilay Gedo

Sarkaal ka tirsan ciidamada DKMG oo Gedo ku sugan ayaa sheegay in ciidamada DKMG ee ku sugan Gedo ay Faafaxdhuun ku toogteen 5 qof oo ka tirsanaa kooxda al-Shabaab.

Sarkaalkan ayaa sheegay in dadkan la qabtay iyagooo dhulka miino ku aasaya.

Dad goob-joogayaal ah ayaa VOA u sheegay in dadku ay rayid ahaayeen. ma jirto warar madax banaan oo caddeyn kara cidda ay dadkaasi ahaayeen.

XS
SM
MD
LG