Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaaliyadda Somaliland oo Xafiis ka Furatay Virginia


Waxaa si rasmi ah looga furay gobolka Virginia ee ku yaalla duleedka Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkan Maraykanka.

Xafiiskan ayaa qaabilsanaan doona isku xidhka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku dhaqan gobollada Virginia, iyo Maryland iyo Magaalada Madaxda Washington waxana ka soo qayb galay furitaankiisii Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan gobolladan, masuuliyiin kala duwan iyo xubno ka socday gobollada kale ee Maraykanka iyo weliba Canada.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa la kulmay mid ka mida Xubnaha Afarta ah ee soo abaabulay kulankan, iyo weliba Martida ka timi gobollada Kale.

Jaaliyadda Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

XS
SM
MD
LG