Isku xirrada

War

Chelsea oo ku Guuleysatay Horyaalka Europe


Didier Drogba

Didier Drogba

Ciyaartii finalka koobka kooxaha horyaalada qaaradda Yurub oo ay kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich ay yeesheen galabta ayaa waxaa 3-4 gool ku laad ah ku adkaatay kooxda Chelse.

Ciyaarta oo waqtigii caadiga ahaa ee loogu talagalay iyo waqtigii lagu darayba ay labada koox isku mari waayeen bar bar dhac ayaa waxaa rigoorayaal loo dhigay ay kooxda Chelsea dhalisay afar rigoore halka Bayern Munichna ay dhalisay sadex gool

labada kooxood waxey iska cuneen gool ku laadyo.

Ciyaaryahanka reer Ivory Coast Didier Drogba ayaa rigooradii guusha kooxdiisa u laaday una dhaliyay.

faahfaahinta ciyaartan ka dhageyso idaacadeena aroornimo ee 6:30ka saacadu markey tahay Africada Bari.

XS
SM
MD
LG