Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Charles Taylor oo Dambi lagu Helay


Madaxweynihii hore ee dalka Liberia, Charles Taylor oo loo haystay 11 dambi oo ka dhan ah bani'aadaminimada ayaa maanta dambi lagu helay

Madaxweynihii hore ee dalka Liberia, Charles Taylor oo loo haystay 11 dambi oo ka dhan ah bani'aadaminimada ayaa maanta xukun lagu riday. Maxkamaddu waxay ka dhacay magaalada Hague ee dalka Netherlands.

Mr. Taylor ayaa lagu eedeeyey in uu kaalin weyn ku lahaa xasuuqii ka dhacay dalka Sierra leone, xiligii uu halkaas dagaalkii sokeeye ka socday.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG