Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Wareysi Siyaasiga Waran Cadde


Caweyska Washington: Wareysi Siyaasiga Waran Cadde
Caweyska Washington: Wareysi Siyaasiga Waran Cadde

Barnaamijkan Caweyska oo laga soo diyaariyay magaalada London waxaad kaga bogan doontaan qodobo aad idiin xiiso gelin doona.

Qodobada barnaamijkan Caweyska Washington aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah: Wareysi aynu la yeelanay Siyaasiga Cali Maxamed Waran Cadde oo socdaal gaari ah ku maray inta u dhaxeysa Hargeysa iyo Koonfurta Sudan, qaar ka mid ah majaajiladii Abwaankii la oran jiray Meecaad Miigane, qaar ka mid ah heesihii qaraamiga.

Cabdi Salaam Hareri ayaa barnaamijka inoo soo diyaariyay.

XS
SM
MD
LG